Banaan-bax ka dhan ah Heshiiska Addis oo goordhow Baydhabo ka bilowday

0
413

BaydhaboWar goordhow naga soo gaaray magaalada Baydhabo ayaa sheegaya in halkaas uu kasocda Mudaaharaad balaaran oo looga soo horjeedo heshiiskii adis abbaba dhawaan dowlada iyo mamulka axmed madoobe ay kula saxiixdeen.

Kumanaan dadweyne ayaa socod kumaraya wadooyinka magaalada baydhabo waxaa xeran goobaha ganacsiga iskuulada iyo mas’uuliyiin gobalkana ay hadalo jeedinayaan dhawaan.

Midnimo