Dagaal culus oo hadda ka socda deegaanka Xiin-dheere ee gobolka G/gaduud

0
165
Markacadeey.com

Markacadeey.comWarar hadda soo gaaray warkii.com ee magaalada Muqdisho waxay sheegayaan in dagaal xoogan oo udhaxeeya ciidamada Al shabaab iyo dad deegaanka ah uu ka socdo deegaanka Xiin-dheere ee gobolka G/gaduud.

Xogta laga helayo dagaalkaasi ayaa ah mid aad ukooban maadama weli la maqlayo rasaas ay isweydaarsanayaan labada dhinac waxaana dadka deegaanka ay leeyihiin khasaaro ayaa jira.

Mas’uuliyiin katirsan Ahlusuna oo ay la xiriirtay warkii.com waxay sheegayaan in dagaalka uu ka dambeeyey markii Al shabaab ay lacago weydiisteen rag xoolo leey ahaa markii ay ka diideena uu sidaa dagaalka ku qarxay.

 

Source: Warkii

LEAVE A REPLY