Cabdullaahi Joorge oo ku geeriyoodey magaalada Jeddah, Saudi Arabia

0
785

CabdullaahiJoorge20141228ANAGOO KALA AH :–

1) CALI JAAMAC CILMI (CALI KUUS) IYO XAASKIISA KHADRA CABDULAAHI XASAN QOOSH
 
2) CABDULQAADIR QEYSKA
 
3) YUUSUF DAAUD COLOW BARROW
 
4) AMIIN CAAMIR
 
5) CALI DUUROW
 
6) CABDIRAXMAAN XIRIIRI IYO DHAMAAN JAALIYADDA SOOMAALIYEED EE MAGAALADDA JIDDAH WAXAY TACSI U DIRAYAAN
    QOSYKII IYO EHELADII UU KA GEERIYOODAY ALLAHA U NAXARIISTE MARXUUM CABDULAAHI AXMED MAXAMUUU(CABDULAAHI JOORGE) OO BISHAN 24ka DISEMBER 2014ka KU GEERIYOODAY MAGAALADA JIDDAH,
 
CALI KUUS 
JEDDAH
http://markacadeey.com/death/