Dhageyso: Madaxweyne Xasan sheikh oo wax garadka sh/hoose ka dal baday xalinta xiisadaha gobolkaas

0
1067

Xasan-shiikj-640x427

Madaxwynaha Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa waxgaradka dagmada Afgooye ka dalbaday in ay ka shaqeyyaan xal u helida xiisadaha ka jira halkaasi

Madaxweynaha ayaa hadlkaasi ka sheegay kulan uu la qaatay wax garadka dagmadaasi

Halkaan hoose ka Dhageyso Codka Madaxweynaha Somaaliya

RIIX HALKAN SI AAD U DHEGEYSATID