LAMANAYAASHA UGU DA’DA WEYN DUNIDA OO DHOWAAN IS GUURSADEY

0
997

1rara

Lammaane da ah oo ka soo jeeda degaanka East Sussex ee dalka Ingiriiska ayaa noqonaya qoyskii da’da weynaa dunida ee xilli dhow is guuraday.

Qeyskan ayaa guurkooda uu dhacay  bisha Junn ee sanadkan, sida ay daabaceen warbaahinta caalamka qaarkood.
George Kirby, waa 102 sano  jir, wuxuuna guursadey Doreen Luckie oo iyaduna 91jir ah iyagoo 25 sano wada noolaa.

Warbaahinta ayaa soo bandhigey sawiro ku saabsan taariikhda labadan qofood iyo sidoo kale warbixino la xiriira noloshooda,