Fanaanada Farxiyo Kabayare ayaa jawaab usoo dirtay Fanaan Nimco Degen oo ka soo jeeda Somaliland oo ku faraxday, taageerteyna xariga Xidigaha Geeska aflagaadana u geysatay Fanaanad Nagruuma Cali, iyadoo muuqaal ay soo bandhigtey Nimco uu keenay Jawaabtani, Haddaba Daawo Jawaanta Kaboyare.
DAAWO: Fanaanad Nimco Degen oo taageertay Xariga Xidigaha Geeska