5 Cunto Oo U Fiican Dumarka

0
2696

 

 

chocolate-600x450_0

Shukulaatada Madow
Ma ahan oo kaliya in dumurku jecel yihin shukulaatada waxa ey kaloo u fiicantahay dhiiga oo isku dhigin ayadoo kugu caawisa inaa xinjiriha dhiiga kala fuqaan. Baaris ayaa sheegeysa in shukulaatado kugu cawiso inaa culeys ka dhinto taaso aad had iyo goor dareemesid inaa dharagsantahay

eggs-yolk-600x450_1

Ukun
Ukunta waxey ka koobantahay barootin u dhigma 25% oo jirka bani’aadamka u bahanyahay maalinti. Waxa kaloo ku jira madaada Choline taasoo hoos u dhinta qatarta kansarka naasaha. FG: dadka qaba cudurada wadnaha, ma u ficna iney hal ukun ka badsadan malinti.

spinach-loose-600x450

 

Koosto (Spinach)
Koostadu waxey u fiicantahey murqaha sidoo kale dhinta qatarta wadnan xanuunka ayadoo ka safeyneysa saliida ku jirta xididada wadnaha. Waa haboontahay adoo isbuuci laba goor casho ka dhigta.

green-tea

Shaah
Baritaan aya sheegaya in shaaha cagaaran daciifiyo in kansarka fido, dhimo culeyska, zaa’idiyo caafimadka beerka, dhimana qatarka cudur maskaxeed. Waxa kaloo barista shageysa in shaaha cagaaran dhimo qatarta sigaarka ku keeno sambabada.

comp-3293626-brown-rice

Bariis
Bariiska midabkiisa kafeega yahay ayaa caloosha socodsiiaya, sidoo kale wuxu ka koobanyahay madooyin muhiim u ah caafimadka maskaxda iyo wadnaha