Arjun Kapoor oo mar kale codsaday in flim la soo jisho Sonakshi Sinha…

0
1664

arjun-story_650_100914052038

Actarka Arjun Kapoor ayaa mar kale ka codsaday Flim sameeyaha Amit Ravindernath in uu flim kale soo sameeyo si mar kale flim iskula soo jilaan Xiddigta Sonakshi.

Waxa uu sheegay in uu aad u xiiseeyo atariishadaa islamarkaana uu jacayl yahay in uu la keeno aflaan kale maadaama sida uu sheegay aad isku fahmeen. Labada Xiddig ayaa dhawaan isla keenay flimka Tever waxana flimkaa soo saare ka ahaa Amit Ravindernath halka Sanjay Kapoor Arjun Kapoor, Sonakshi Sinha Manoj Bajpayee jilayaal ahaayeen.