Arsenal oo shaacisay in Welbeck uu maray qaliin jilibka ah mudo koobana uu garoomada ka maqnaan doono

0
1043

welb

Arsenal ayaa shaaca ka qaaday in weeraryahankeeda Danny Welbeck uu maray qaliin dhanka jilibka ah kadib markii uu ka soo kaban waayay xanuuno isu tagay oo Wellbeck uu awoodi waaayay inuu so muuqdo.
Welbeck ayaa Man United kaga soo biiray kooxda Arsenal isagoo markii uu yimid kadib dhaawacyo ka bixi waayay kadibna qaliin lagu sameeyay oo jilibka laga qalay.
Arsenal ayaa xidigaan marki ay heshay aanan si fiican ugu nacfin waxuna ka bixi waayay dhaawac uu garoomada uga maqaado iyado haatan uu wali dhaawac qabo.

Tababare Wenger ayaa wiilkaan heerka caalami u soo qaatay inu isku hubeyo xili ciyaareedki hore balse wuxuu awodi waayay inuu taam u noqdo kulada intooda badan.
Welbeck ayaa haatan la filayaa inuu garoomada ka sii maqnaado ilaa mudo kooban isagoo kasoo kabsan doono qaliinka looga sameeyay jilibka.