Burkina Faso oo rayidka soo noqday

0
854

 

burkino

Habeenkii talaada ayey hoggaamiyayaasha afgambiga todobaadkii tagay la saxiixdeen heshiis nabadeed ciidamada rasmiga.
Heshiiska ayey xubnaha ilaalada madaxtooyada ee afgambiga ka dambeeyay aqbaleen inay ku laabtaan fariisimahooda, halka ay ciidamaduna ka baxayaan 50 kiilomitir magaalada xarunta ah ee Ouagadougou.
Dhowr ka mid ah hoggaamiyayaasha Afrika ayaa yimid Burkina Faso si ay ula socdaan xil wareejinta