Daawo: Ciyaaro Dhaqameed lagu qabtey Puntland

0
1616

dhaqan

Ciyaaro kala duwan ayaa waxa lagu qabtay Iskuulka Imaamu shaafici ee ku yaalla Magaalada Boosaaso taasi oo lagu maamuusayey Munaasabada Ciida Carafo

Mahrajaanka ayaa waxa kasoo qeyb galay dadweyne fara badan,waxaana loo qabtay gabdhaha halkaasina kusoo bandhigay ciyaaro dhaqameed kala duwan,islamarkaana waxbarashada gabdhaha lagu dhiiri gelinayey.

HOOS KA DAAWO