DAAWO :- DHACDO XANUUN BADAN OO KA DHACDAY DALKA HUNGARY KADIB MARKII AABE SIIRIYAAN AH & XAASKIISA IYO CARUURTIISABA DHAX JIIFTEEN WADADA TAREENKA AYAGOO DIIDAY INEY ISKAGA TAGAAN

0
1016

Aabahaan Siiriyaanka Ah & Cunigiisa Ayaa Wadada Tareenka Laga Raaco Jiifiyay Ka Dib Markee Ku Qasabtay Nolosha Aadag Ee Ku Jiraan Qaxootigaan Ka Soo Carareen Dhibaato Ka Tagan Wadankooda Suuriya.

Qoxooti  Aad U Fara Badan Ayaa Ku Sii Qul Qulaayo Wadamada Yurub Si Ugu Helaan Nolol Wanaagsan Oo Midaan Wax U Dhaanto ,
Askarta Hungary Ayaa U Diideen Inuu Raaco Tareenka Oo Intada Badan Racaan Dadka Qaxootiga Ah Usocdaan Dalka Jarmarka.

Halkaan Hoose Ka Daawo

HALKAN-KA-DAAWO