DAAWO: Fanaanad Nimco Degen oo taageertay Xariga Xidigaha Geeska

0
1431

 

Fanaanada ahna wariye hore oo ka tirsanaa Universal ayaa si adag kaga hadashay xariga loo geystay fanaaniinta xidigaha geeska ee lagu xiray magaalada Hargeysa.

Nimco Degen oo qabyaalad darteed looga eryay Yt-ga Universal ayaa cadeysay qabyaaladeeda ku saleysan xariga Fanaaniinta xidigaha Geeska.

Hoos ka daawo Muuqaalka