DAAWO MUUQAAL:- NIN CURYAAN AH OO KA YAABSADAY XUJAYDII BAYTKA ILLAAHAY KADIB MARKII…

0
895

Baraha ay bulshadu ku wada xiriirto ayaa lagu faafiyay maalintii shalay Video uu ka muuqdo qof xaaji ah oo dawaafaya kacbada isagoon wax luga ah lahayn oo curyaan ah , isagoo waliba adeegsanaya gacantiisa bidix oo kaliya isla markaana ay ka go’an tahay inuu xajiyo dadkana la tartamo waxwalba haku qaadatee.

Qofka duubay Video-gan ayaa waxa uu samaynayaa takbiir iyo tasbiix, isagoo aad ula yaaban waxa ay indhihiisu qabanayaan ee hortiisa ka muuqda , dadaalka iyo dhiiranaanta ku jirta Ninkaa curyaanka ah.

HALKAN KA DAAWO VIDEO-GA

[cplw category=”3″ width=”500″ height=”500″ effects=”scrollHorz” posts_to_show=”5″ time=”1000″ sort_by=”date” excerpt_length=”10″ thumb_width=”150″ thumb_height=”150″ date_format=”F j, Y” display=”title” order=”desc”]