DAAWO MUUQAAL “SWEDAN OO DIIDAY IN LA AASO WIIL SOOMAALI OO MEYDKIISA IN KA BADAN 30 MAALMOOD KU JIRO TALAAGAD!!

0
620

 Qoyska Wiil Soomaali oo meydkiisa uu mudo ka badan 30 maalmood uu ku jiro talaagada ama firinjiteerka isbitaal ku yaala dalkaas Sweden ayaa waxaa ay sheegay inay codsi u direen dhamaan shacabka Soomaaliyeed si wax looga qabto arintaas murugada leh ee heysata qoyskaas.