DAAWO NIN WEJIGA KA BEDELAY NAAGTIISA.. LA YAAB…

0
1231

Waxaa aad loo daawanayay Video aad u naxdin badan dadkii daawanayayna ay ku tilmaameen mid argagax leh waxaana ka muuqday nin naagtiisa acid wajiga kaga shubaya, mid ka mid ah wadooyinka Thailand iyadoo waliba wakhtigaa la joogo ciideedii dhalashada .

Video-ga waxaa ka muuqanaya gabadh wadata ilma yar oo uu garab taagan yahay nin kale ;waxaase si lama filaan ah meel luuq ah uga soo baxay ninkeeda wuu usoo dhawaaday kadibna wajiga uu kaga shubay biyaha loo yaqaano biyaha Naarta ama Acid.

Markii Acid-ka uu ku shubay naagtu aad ayay u boodbooday xanuunka awgee, ninkuna socodkiisa ayuu iska sii watay isagoo aad mooddo inaanuu waxba samayn .

Ugu dambayn ninkii waa la qabtay isla markaana xabsiga la dhigay , waa sida ay sheegaan dadkii Video-gan faafiyay

HALKAN RIIX SI AAD U DAAWATO VIDEO-GA

[cplw category=”654″ width=”500″ height=”500″ effects=”scrollHorz” posts_to_show=”11″ time=”1000″ sort_by=”date” excerpt_length=”10″ thumb_width=”150″ thumb_height=”150″ date_format=”F j, Y” display=”title” order=”desc”]