DAAWO :- QOSOLKA ADUUNKA DIGAAGAD AMA DOORO SIDAA UTAQAANAAN OO HAKAD GELISAY ISKU SOCODKA GAADIIDKA ISTICMALA WADOOYINKA WAA WEYN EE DALKA MAREYKANKA

0
3004

Digaagad ama Dooro ayaa sababtay dhacdo Qosol badan leh, iyadoo dhacdadani oo la yaab noqotay ay baahiyeen warbaahinta caalamka, taasoo dadkii Daawadey ay aad uga qoslisay, isla markaasina yaabisay.