DAAWO SAWIRADA KUMANAAN MUHAAJIRIIN AH OO SI FIICAN LOOGU SOO DHAWEEYAY DALALKA JARMALKA IYO AUSTRIA

0
977

ref_1

Waxaa wali Dalalka Jarmalka iyo Austria kusii qul qulaya kumanaan muhaajiriin ah oo u badan kuwa kasoo cararay colaada ka aloosan Dalka Siiriya.

Dalalka Jarmalka iyo Austria ayaa horey xadkooda ugu furay muhaajiriinta Yurub kusoo qul quleysa, waxaana Muhaajiriin badan oo gaaray dalalkaasi saacadihii lasoo dhaafay loo sameeyay soo dhaweyn.

Yurub ayaa samaeyn badan ku yeelatay qul qulka Muhaajiriinta kasoo cararaya dalalka Colaada ka aloosan tahay sida Siiriya iyo Ciraaq, waxaana socda qorshe la doonayo in dalalka Yurub ku kala qeyb sadaan dadka Muhaajiiinta ah.

ref_2 ref_3 ref_4 ref_5 ref_6