Daawo : Sedexleeyda Ronaldo Ee Espanyol , Wadada Gool Dhalinta Ayuu Ku Soo Laabtay

0
816

rooa

Ronaldo ayaa wadada gool dhalinta ku soo laabtay ka dib markii xilli ciyaareedkaan uu ahaa bilaa goolal xilli arintaasna uu ku wehliyay laacibka ay wada xifaaltamaan ee Messi .
Kulanka ay haatan la ciyaarayaan kooxda Espanyol oo ah wareegga 3-aad ee horyaalka Spain ayuu Ronaldo dhaliyay sedexleey .

Goolashaas sedexda ah ayaa kala yimid daqiiqadihii 7-aad , 17-aad iyo 20-aad halka goolka labaad uu ahaa mid uu ku dhaliyay rigoore .
Ciyaarta ayaa haatan nasiinada la aaday waxa ayna mareysaa afar gool oo ay Real leedahay waxaana goolka afaraad dhaliyay Benzema daqiiqaddii 28-aad

Halkaan  marakacadeey.com  ka daawo sedexleeydaas Ronaldo