Dhegeyso Xildhibaanada ka hor yimid ka noqoshada Mooshinka Madaxweynaha

0
1222

dhegeyso

Waxaa soo badanaya xildhibaanada Baarlamaanka ee ka hor imaanaya go’aankii gudoomiyaha golaha baarlamaanka federaalka Soomaaliyeed, Prof Jawaari uu ku shaaciyay in laga laabtey mooshinkii ka dhanka ahaa madaxweynaha dowlada federaalka Soomaaliyeed, Xasan Sheekh Maxamuud.

      Hadaba Halkan ka dhegeyso XIldhibaanka hadlaya arrintaasi.

[cplw category=”3″ width=”500″ height=”500″ effects=”none” posts_to_show=”2″ time=”1000″ sort_by=”date” excerpt_length=”10″ thumb_width=”150″ thumb_height=”150″ date_format=”F j, Y” display=”title” order=”desc”]