Fanaanad Cusub Oo Aad U Cod Macaan Nimco Happy Ayaa Heesteedii Ugu Horeysay Kusoo Bandhigtey Xaflad Ay Dad Badani Kasoo Qeyb Galeen

0
1337

Fanaanad Nimco Happy ayey aad uga heleen dadkii fursada u helay iney daawadaan muuqaalka heesteeda ugu horeysay, iyadoo kusoo bandhigtey heybadeeda faneed oo weliba ay ka muuqato daganaan iyo qurux waxaan leenahay soo dhawoow Nimco hadaanu nahay dhamaan inta jecel horumarka Fankeena.