Iska hor imaad Hiiraan ka dhacay oo Guulo laga sheegtay

0
2396

hhiraan

Ciidamada dowlada Somaaliya iyo kuwa Amisom ayaa waxay kuqaaden deegaanka Halgan oo katirsan gobolka Hiiraan halkaas oo ay kusugnaayeen ciidamo katirsan Al-Shabaab.
Ciidanka dowlada iyo kuwa Al-shabaab ayaa waxaa dhex maray dagaal cuslus oo la isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan iyadoona uu ahaa mid saacado badan qaatay.
Saraakiisha cidanka dowlada ee gobolka Hiiraan ayaa waxay shegen in iyagu dagalka ay qaadeen islamarkaana ay gaareen ujeedkoodii ahaa werarka ay kuqaadeen deegaanka Halgan ee gobolka Hiiraan.
Saraakiisha masheegin qasaaraha kadhashay dagaalkii dhex maray iyaaga iyo Ciidanka Al-shabaab Deegaanka Halgan ee gobolka Hiiraan.

Xafiiska Markacadeey ee MUqdisho