Isreeb reebka Yurub kulamo ka tirsan oo caawa la ciyaari doona Italy iyo Holland yay la ciyaari doonaan

0
1022

kaka
Waxaa lagu wadaa in la ciyaaro kulamo ka tirsan isreeb reebka Euro 2016 iyadoo ay kulamada caawa dhici doona ay ugu kulushahay kulanka ay xulka qaranka Italy ka hortagi doonto Malta.

Kulamadaan ayaa sido kale waa ciyaar xiiso badan dhax mari doontaa xulka Holland oo ciyaar la leh xulka Iceland.
Kulamada caawa iyo saacadaha ay dhici doonaan halka hose kala soco

9:45 habeenimo Czech Republic ? – ? Kazakhstan
9:45 habeenimo Netherlands ? – ? Iceland
9:45 habeenimo Turkey ? – ? Latvia
9:45 habeenimo Belgium ? – ? Bosnia-Herzegovina
9:45 habeenimo Cyprus ? – ? Wales
9:45 habeenimo Israel ? – ? Andorra
7:00 habeenimo Azerbaijan ? – ? Croatia
9:45 habeenimo Bulgaria ? – ? Norway
9:45 habeenimo Italy ? – ? Malta