Dadka baraha bulshada ku wada xiriira ayaa waxay isla dhex marayeen Video laga duubay wariye ka tirsan TV-ga Al-Jaziira oo isagoo soo tabinaya ciidda laga xaday Mobilkiisa si toos ah hawada isagoo ugu jira.
Wariyuhu Mobilkiisa ayuu iska baarayaa isagoo kasoo saaraya jeebka Surwaalka waxaanuu galinayaa shaarkiisa jeebka , laakiin isla markiiba waxaa xadaya Nin reer Yaman ah.
HALKAN KA DAAWO
[cplw category=”all” width=”500″ height=”500″ effects=”scrollHorz” posts_to_show=”20″ time=”1000″ sort_by=”date” excerpt_length=”10″ thumb_width=”150″ thumb_height=”150″ date_format=”F j, Y” display=”thumb” order=”desc”]