Rajistiin Wadnahaaga La SHaqeynaya

0
2292

rajistiin

Shirkad lagu magacaabo Ravijour oo laga leeyahay Japan ayaa hir galisay iney sameeyso Rajistiin ama Rajabeeto qofba suu u yaqaan oo la shaqeyneysa wadnahaga. Rajistiinkan ayaa la furi kareyn haduusan qofka raga aha jaceyl dhab ah ku dareensiin ‘True Love’.

Rajistiinkan ayaa dhexda kaga jiraa aalad casri ah oo duubeysa hadba xaallada uu ku suganyahay wadnahaga, markas rajistiinka si automatic ah u furaya haduu xaallad jaceyl ku suganyahay wadnaha. Qaabka loo sameeyay ah, in markii hore la tijaabiyay qofka wadnihiisa siduu u garaacmo marku jaceyl dareemo iyo qof ka helin.

rajistiin1

Rajistiinkan ayaa ku hageeysa barnaamij lugu soo dajiyo telefoonada gacanta sida iphone. Qof jaceyl run wadnahaga dareemsiiya oo kaliya ayuu u furmanaya hadii kale wa inaad isticmaasha barnamijka si aad u furtid. Rajistiinkan aya soo dhaweeyay gabdhaha badanaa aada shukaansiga indha ka tuurka loo yaqaan.

Waxa la yaab ah in qofka u sameeyay Ravijour uu yahay nin. Ravijour ayaa ah shirkad aad caan ugu ah soo saarista dharka haweenka hoos ka xirto.

HALKAN RIIX SI AAD U DAAWATO Xayeysiiska shirkada Ravijour soo bandhigtay: