Jilaa caan ah oo u dhashay dalka Ruushka islamarkaasna da’diisa hada ay tahay 80-jir, ayaa guursaday Gabar ka yar 60 sano.
Jilaagan oo lagu magacaabo Krasko door weyna ku lahaa filimo badan oo laga sameeyay Ruushka xiligii midowgii Soofyeeti, ayaa guursaday Gabar ardayad ah oo aad uga yar laguna magacaabo Natalya Shevel.
Halkaan ka daawo sawirada arooska: