Shariif Xasan muxuu ka yiri Khudbad Xasaasi Ah oo uu Ka Jeediyay Kismaayo

0
648

Shariif_Xasan_Shirka_Baydhabo

Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa hadal qiimo badan ka jeediyay xafladda caleema saarka madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe.

Shariif ayaa sheegay inuu aad ugu faraxsan yahay ka qeybgalka munaasabadaan, waxaana uu u hambalyeeyay Axmed Madoobe.

Shariif Xasan ayaa sheegay in uu si dhow iyo si dheer ula shaqeyn doono maamulka Jubbaland.