Somaliland Maxay ka tiri Xariga Fanaaniinta Xidigaha Geeska oo Weli Xabsi ku jida (DAAWO)

0
2031

Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland, Axmed Faarax Cadarre, ayaa sheegay in sharciga la horkeeni doono afar ka mid ah Fanaaniinta Xidigaha Geeska, oo lagu xiray Magaalada Hargeysa.

DAAWO MUUQAAL+ DHEGEYSO CODKA WAREYSIGA WASIIRKA