WARAR DHEERI: Duqeymo laga sameeyay gobolka Baay

0
610

diyaarad

Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya duqeyn diyaaradeed oo kadhacday deegaanka 20 jiroow ee gobolka Baaay.
Diyaaradaha dagaalka ee ciidanka Amisom ayaa waxay duqeeyeen deegaankas oo ay kusugnaayeen Ciidanka Alshabaab oo mudo gacanta kuhaayay.
Wasiirka Dhaqan Celinta iyo Hub ka dhigista Maamulka Koonfur Galbeed Xasan Xuseen Maxamed, ayaa sheegay in duqeyntaasi ay u dhacday sidii loogu talo galay.
Wasiirka ayaa tilmaamay in quqeyntaas ay u dhacday sidii loogu talagalay islamarkaana labeegsaday rag katirsan Alshabaab sida uu sheegay Wasiirka Dhaqan celinta iyo Hub kadhigista maamulka Koonfur galbeed Somaaliya.
Ilaa hada macada qasaaraha dhabta ah ee kadhashay duqeyntaas waxaana cabsi soo wajahday dadka kunool deegaanka 20 jiroow ee gobolka Baay.