Waxyeelo ka dhalay Bam Caruur ku qarxey

0
714

bam

Wararka saakay naga soo gaaray sakay deegaanka Dom Cade ee gobolka Shabelaah dhexe ayaa waxay sheegayan in ay geeriyoodeen Labo Caruur ah hala labo kale ay dhaawac soo gaareen.

Caruurtaas ayaa waxaa kuqarxay Bam ay kuciyaarayeen xili ay garaacayeen Bamkaas iyagoo Caruurta dhaawaca uu soo gaaray loo soo qaaday Isbitaalada magalada muqdisho si loogu dabiibo.

Qaar kamid ah ehelada dadkaas oo aan laxarirnay oo diiday inay nal ahdlaan ayaa sheegay in ay kumashquulsan yhiin baxnaaninta dadkaas.