Xildhibanadii Mooshinka ka gudbiyay Madaxweynaha oo ka Jawaaab celiyay Warqadii Jawaari

0
878

Xildhibaanadii dhawaan mooshinka ka gudbiyay Madaxweynaha Dowlada Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa jawaab ka bixiyay Warqad dhawaan uu soo saaray Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari.

Qoraal ay soo saareyn Xildhibaanadan ayey kaga soo hojeesteen in wadahadal lagu dhameeyo mooshinada iska soo horjeeda ee midna laga gudbiyay Madaxweynaha midka kalana looga soo horjeedo mooshinkaasi hore, waxa ayna tilmaameen in mooshinka kaliya lagu maareyn karo habraaca sharciga.

Halkan ka Aqriso Qoraalka Jawaab celinta ee kaso baxay Xildhibaanadan

QoraalkaXildhibaanadaMoshinka1

QoraalkaXildhibaanadaMoshinka2

QoraalkaXildhibaanadaMoshinka3

 

QoraalkaXildhibaanadaMoshinka4

 

QoraalkaXildhibaanadaMoshinka5

QoraalkaXildhibaanadaMoshinka6 QoraalkaXildhibaanadaMoshinka7