7-Atirisho Oo Lala Xariiriyay In Salman Ay Filimka Sultan La Jili Doonaan (+Sawiro)

0
1820

sultan-heroines

Salman Khan wuxuu diyaar garow xoogan ugu jiraa duubista filimkiisa cusub Dangal oo si rasmi ah loo amba qaadi doono horaanta bisha November ee nagu soo fool leh.

Balse weli si rasmi ah shaaca loogama qaadin atirishada filimkan weyn Bhai of Bollywood la jili doonto sidoo kalena shirkada Yash Raj Films weli baadi goob ayay ku jirtaa.

Hadaba waxaan idiin heynaa 7-atirisho oo siweyn loola xariiriyay inay Salman filimka Sultan la jili doonaan balse aan weli la hubin xidigta Salman filimkan shaashadiisa kala soo muuqan doonto.

Hadaba hoos kaga bogo sawirida iyo magacyada gabadhaha lala xariiriyay inay filimka Sultan atirisho kowaad ka noqon doonaan balse aan weli aqbalin doorkan:

1. Parineeti Chopra

parineeti2

2. Deepika Padukone

3. Kangana Ranaut

4. Priyanka Chopra

5. Anushka Sharma

6. Kriti Sanon

7. Vaani Kapoor

473 total views, 473 views today

Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan