Atoorayaal Iyo Atirishooyin Isku Cusub Oo Markii Ugu Horeesay Filim Ka Wada Shaqeenayaan (+Sawiro)

0
2978

Inta badan Bollywood-ka waxay shaqo dhex martaa shaqsiyaad aqoon fiican isku leh sidoo kalena nasiibkooda isku fiican yahay.

Balse maanta waxaan idiin heynaa 10 atoore iyo atirisho oo markii ugu horeesay filim wada sameenayaan sidoo kalena nasiibkooda heerka uu la eg tijaaban doonaan.

Arinkan xiisaha badan hoos kaga bogo shaqsiyaadka isku cusub ee shaqo cusub markii ugu horeesay dhex mari doonto:

Aishwarya Rai Bachchan iyo Irrfan (Jazbaa)

Shahid Kapoor iyo Alia Bhatt (Shandaar)

Salman Khan iyo Sonam Kapoor (Prem Ratan Dhan Payo)

Sunny Leone iyo Tusshar Kapoor/Vir Das (Mastizaade)

Akshay Kumar iyo Nimrat Kaur (Airlift)

Sunny Deol iyo Soha Ali Khan (Ghayal Once Again)

Katrina Kaif iyo Aditya Roy Kapur (Fitoor)

Emraan Hashmi iyo Nargis Fakhri (Azhar)

Shah Rukh Khan iyo Mahira Khan (Raees)

Hrithik Roshan iyo Pooja Hegde (Mohenjo Daro)

07jodis8

Aishwarya Rai Bachchan iyo Ranbir Kapoor (Ae Dil Hai Mushkil)

Ajay Devgn iyo Sayesha (Shivaay)

Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha: