Caasha Geele oo shirkii madaxda Soomaalida Muqdisho ku yeesheen ka jeedisay Sheeko (Saaxiib caadi Iska dhig) oo si weyn loogu…(DAAWO)

0
1882

Guddoomiyihii hore ee guddiga dastuurka madaxa bannaan Caasho Geelle ayaa furitaanka shirka Madasha wadatashiga doorashooyinka waxay ka jeedisay sheeko gaaban oo ay ugu magac dartay “Saaxib caadi iska dhig” taasi oo ay u la jeeday in madaxda meesha wada fadhida aanay raalli ka wada ahayn ka qeyb galka shirkaasi.

 Sheekada oo ay ku soo qaadatay shan wiil oo walaalo ah balse kala bah ah amaba aan isku hooyo ahayn, isagoo mid waliba hooyadii dhabarka ka taabtay una sheegay in loo guurayo dhul barwaaqo ah, bacdamaa markoodii hore ay degenaayeen dhul abaar ah.

Hoos ka daawo Muuqaalka

https://youtu.be/UKDzGfuAJjo