Ciidamada Amisom oo ilaalo adag ka haya Diyaarada TRISTAR ee ku dhacdey Carbiska( FIIRSO SAWIRADA)

0
904

Ciidamada Amisom ayaa ilaalo adag ka haya diyaarada TRISTAR Cargo oo shalay ku dhacdey deegaanka carbiska, duleedka Magaalada Muqdisho.

Ciidamada ayaa isku wareejiyey dhamaan goobaha ku hareereysan halka ay ku dhacdey diyaarada, ayagoo diidayay in lagu soo dhowaado diyaarada.

Diyaaradani ayay weli ka soo baxayaan warar kala duwan oo is burinaya cida iska leh, iyo wax ay wadey, iyadoo xalay gelinkii hore la sheegay in ay wadey Qudaar, kana soo baxdey Kampala, hadana waqti kadib waxaa soo baxay warar sheegaya in ay ka timid Masar.

Weriyeyaasha ayaa loo diidey in ay ogaadaan waxa ay wadey diyaarada.

D4 D6 D7 D8 D9 D11 D12 D13 D14