Deg Deg: Sawirada Diyaaradii u rarneyd Amisom ee dhacdey Caawa. (DAAWO)

0
1418

Markacadeey.com, waxaa u suuro gashay iney hesho sawirada diyaaradii xamuulka ee u rarneyd Amisom, kuna dhacdey inta u dhaxeysa Muqdisho iyo Afgooye, iyadoo sawirada isla caawaba laga soo qaadey goobtii diyaaradu ay ku dhacdey.

Sidoo kale, Markacadeey.com, waxay isu daba jog ah u soo gudbisay wararka deg dega ahaa ee la xiriiray Diyaarada dhacdey.

1aad 2aad 3aad 4aad 6aad 7aad 8aad 9aad 10aad 11aad 12aad