Home
WORLD NEWS Dhegeyso Barnaamijka Dhacdooyinka Wararka LIVE, XIldhibaanadii Moshinka codkooda ka dhiibtey
Latest News
War-Murtiyeed rasmi ah oo laga soo saaray Shirkii Rooble & Musharaxiinta
Waxaa goor dhow oo fiidnimadii ah soo gebageboobay shir saacado badan qaatay oo ay maanta iskugu yimaadeen RW Somalia Maxamed Xuseen Rooble...
Puntland Oo Ciidamo Fara Badan Dhigtay Boosaaso
Laamaha amniga maamulka Puntland ayaa maanta waxaa ay ciidamo fara badan ku daadiyeen wadooyinka waa-weyn, magalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari.
Madaxweyne Biden oo laalay xayiraadii saarneyd soogalootiga Mareykanka
Madaxweynaha Joe Biden ayaa laalay wareegto uu hore u soo saaray madaxweynihii isaga ka horeeyay, taas oo hor istaagtay in badan oo...
R/W Rooble iyo Musharaxiinta oo gaaray Hotel Decale iyo iyo kulan toos ah oo...
Ra’isul Wasaaraha Xukuumada federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo xubno la socda ayaa goordhaw gaaray Hotelka Decale ee ku dhax yaala Garoonka...
Ciidanka Xoogga dalka oo gacanta ku dhigay Maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab
Ciidanka Xoogga Dalka iyo kuwa Dowlad gobaleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya oo Howlgal ka sameeyay Deegaano hoosyimada Deegaanka Awdiinle ee Gobalka Baay ayaa...
Saciid Deni oo Mamnuucay banaanbaxyo laga abaabulayo Magaalada Boosaaso
Maamulka Puntland ee gobolka Bari ayaa shacabka Magaalada Boosaaso u sheegay in la mamnuucay isu baxyada iyo kulamada kale ee dadweynaha