FANAANKA BK:” Aniga Facebook ma lihi, Mana aflagaadeyn Somalia.. DAAWO MUUQAAL”

0
1151

Maxamed Siciid BK oo ka mid ah hobolada kooxda Xidigaha geeska Afrika oo dhowaan markii qaar ka mid ah fanaaniinta kooxdaasi la xirey ay soo baxeen warar sheegayay in uu isagu lug ku lahaa, sidoo kalena qof magaciisa isticmaaley uu bixiyay hadalo ka dhan ah Soomaaliya ayaa beeniyay arrintaasi.

Muuqaalka beeninta hadalkaasi iyo in uusan isticmaalin facebook ayaa la soo dhigey bogga Furinle ee Youtube, Daawo muuqaalka.