Guddiga farsamada ee maamul u sameynta gobollada Hiiraan iyo Sh/dhexe oo la magacaabay

0
947

Wareegto ka soo baxday xafiiska wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha iyo federaalka mudane C/raxmaan Maxamed Xuseen ayaa lagu magacaabay guddiga farsamada ee maamul u sameynta gobollada Hiiraan iyo Shabeellaha dhexe, kuwaas oo ka kooban 14 xubnood.  

Magacyada guddiga Hoos ka akhriso:

1. Caasha Cabdulle Xasan (raagto)
2. Maxamed Cali Nuur
3. Cusmaan Barre Maxamed
4. Caa’isha Abuukar Cusmaan
5. Cabdikariin Shire Cabdi
6. Dr. Bashiir Sh. Ibraahim Xaaji Cusmaan
7. Cusmaan Ibraahim Cali
8. Maxamed Axmed Xasdan (Ayax)
9. Cabdiraxmaan Maxamed Diiriye
10. Cabdiraxmaan Faarax Xirsi
11. Axmed Cabdiraxman Abuukar
12. Shiikh Maxamuudm Shiih Yuusuf
13. Cabdiraxman Cabdi Cilmi
14. Cabdiraxiim Xaaji Faqi