Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo magacaabey Agaasimaha Waaxda Iskaashatooyinka.

0
1578

ciyoow

Gudoomiyaha maamulka gobolka Banaadir, Ahna duqa magaalada Muqdisho, Mudane Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa magacaabey agaasimaha waaxda Iskaashatooyinka ee Gobolka Banaadir.

Wareegto ka soo baxdey xafiiska gudoomiyaha ayaa lagu sheegay in Mudane Maxamuud Ciyoow Geeseey loo magacaabey in uu noqdo agaasimaha Waaxdaasi, kadib markii uu gudoomiyaha arkey ahmiyada  ay leedahay magacaabida xilkaasi, iyo baahida loo qabo dar dar gelinta howlaha waaxda Iskaashatooyinka gobolka Banaadir.

Wareegtada Magacaabida oo Nuqul ka mid ah na soo gaartey, waxay u qorneyd sidan:

ciyoow_wareegto