Koonfur Afrika qashinka ayaa lacag laga sameeyaa

0
943

Garbage1Bal malee in qashin qubka nolol laga sameeyo ayadoo laga dhex raadinayo wax dib loo sii iibin karo.
Taasi waa xaqiiqda maalinlaha ah ee ay ku sugan yihiin tiro sii kordhaysa oo ah dadka waddanka koofur Africa, ayadoo dhaqaalaha uu sii xumaanayo.
Dadkaas waxay qaadaan waddooyinka gala xaafadaha ay dadka ladan deggan yihiin inta aanu waagu baryin oo aysan imaan gawaadhida qashinka qaada, ayagoo raadinaya wax uun ay qashinka ka helaan oo inta la nadiifiyo dib loo isticmaali karo.
Wariyaha BBC-da Sophie Ribstein ayaa mid ka mid ah dadkaas u raacday magaalada Johannesburg, bal si ay u ogaato sida ay noloshooda qaabkaas ugu maareeyaan.
Axmad Xaaji Xasan ayaa inoo soo jeedinaya 

KA DHEGEYSO HOOS

      sa_garbage_recycling_pkg_151005_southafrica_pkg_au_bb