Line Upka Rasmiga Ah Kulanka Somalia vs Niger: Yaa Kuso Bilowday Kulanka Maanta?

0
1378

Training Somalia

Somalia ayaa ciyaareysa kulan ka tirsan isreeb-reebka koobka Aduunka iyadoo minan u isticmaaleysa Ethiopia, kulankaan waa lugta hore waxeyna la balansan yahiin Niger.

Line Upka Rasmiga Ah:

GOOLHAYE:

Mustaf Khaalib Xuseen (LL PP Jeenyo)

DAAFACYADA: Cabdikariin Baqori (Heegan), Cabinaasir Hargaandi(Banaadir SC), Xasan Cali Babaay(Elman), Xasan Xuseen Afgooye (Elman)

 

 

 

KHADKA DHEXE: Cusmaan Xaajoow (Elman), Mahad Yare (Heegan), Daadir Amiin (Banadir SC), Cabaas Amiin (Dekedda), C/kariin Qubaaye- (Dekedda)

WEERARKA:

Abuukar Sheegoow

Keydka:

??????????????

Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha: