” Ma aqaan Gudoomiyaha (Jawaari) isaga ayaanba ogoleen in la isla xisaabtamo, isagana laftiisa ayaa masuq maasuqa dhinac ka wada”.

0
853

Jawaari1Xildhibaano ka tirsan golaha baarlamaanka federaalka Soomaaliyeed, gaar ahaan xildhibaanada wada moshinka ka dhanka madaxweynaha ayaa ku dhaliiley gudoomiyaha golaha baarlamaanka, Prof: Jawaari in uu ka meer meerayo in wado sax ah la marsiiyo arrinta moshinka.

Xildhibaan Shariif oo Warbaahinta hadal siiyay markii manta xildhibaanada ay go’aan kale soo saareen ayaa is weydiiyay:” Ma aqaan Gudoomiyaha (Jawaari) isaga ayaanba ogoleen in la isla xisaabtamo, isagana laftiisa ayaa masuq maasuqa dhinac ka wada”.

Dhegeyso Wareysi lala yeeshay Xildhibaanka.

RIIX HALKAN SI AAD U DHEGEYSATID WAREYSIGA