Qiso dhab ah – Caruur loo iibshay Ipads iyo khatarta ka iman karta (DAAWO)

0
1738

siciidAsalaamu calaykum Waraxmatulaahi wabarakaatuhuu.

Tiknoolojiyada ay caruurtu isticmaalaan khatarteeda ayay leedahay hadaanay caruurtu si taxadar ku jiro u isticmaalin. Waalidku waa in ay caruurta yaryar ka war hayaan sida ay u isticmaalayaan aaladaha kala duwan ee ay u iibiyaan. Barmaamijkan waxa aan ku falanqayn doonaa khatarta ka iman karta hadaan waalidku ku foojignayn khatarta ka iman karta arinkan . Fadlan hoos ka daawo siina gudbi …