Rasmi Hees Cusub OO Laga Soo Bandhigay Filimka Prem Ratan Dhan Payo (+Video)

0
1062

Sidii la wada filaayay kooxda filimka Prem Ratan Dhan Payo ayaa soo bandhigeen heestii ugu horeesay oo dhameestiran.

Goos gooskii filimkan laga soo bandhiga ayaa noqday mid hir galay haatana Salman Khan iyo magaciisa Prem hees u gaar ah ayaa laga soo bandhigay filimkan sida weyn loo wada sugaayo.

Heestan ayaa lagu magacaabaa Prem Leela muqaalka waa Sonam Kapoor iyo Salman Khan waana hees loogu tala galay taageerayaasha Salman Khan inay filimkan weyn kusii sugtaan.

Muusiigada heestan waxaa iska leh Himesh Reshammiya halka ay ku luqeeyeen Aman Trikha iyo Vineet Singh halka uu laxanka saaray Irshad Kamil.

Fadlan hoos ka daawo heesta Prem Leela adigaaba ka heli doontid: