Dhamaan Mas’uuliyiinta iyo howl wadeenada Website-ka Markacadeey.com
Cali Gacal Gaaboow, Agaasimaha Guud ee Wasaarada Gaadiidka iyo Duulista Hawada
Maxamed Cali Maxamuud (Madka)
Bashiir Shire Xeydar Bootaan
Abshir Cali Warsame (shire)
Cabdi Cali Dudaaye
C/Qaadir Gaaboow Cadoow (Kaarlo)
Waxay Tacsi u dirayaan Saxafi C/Casiis Golf oo aabihiis Xasan Maxamed Cabdi uu ku geeriyoodey magaalada Jowhar, xarunta gobolka Shabeelaha hoose, waxayna Ilaah uga baryayaan in uu janada ka waraabiyo.
Aamiin Amiin.