Tartanka garka iyo sharibka oo lagu qabtay waddanka Austria

0
1360

Waxaa dhawaan lagu qabtay magaalada Leogang ee dalkaasi Austria tartan cajiib ah kaas oo loogu tartamayay ninka ugu garka iyo  shaaribka qurxoon.

Tartankan waxaa ka soo qeyb galay rag faro badan, kuwaasi oo soo bandhigey habab garka ay u jarteen, garka ay deysteen iyo Shaaribka, waxaana aad u la yaabey dadkii daawashada u tegey halkaasi.
Hadaba Aqrsitayaasheena sharafta lahoo Ragaan keebaa ugu gar fiican ama ugu Shaaribo qurxoon:

Hadaba eeg Noocyada dadkii tartanka ka qeyb galay ay isu soo bandhigeen oo qaar ka mid ah aan soo qaadanay.

tarta tartab tartan tartan1 tartan2 tartan3 tartas