Waxaan Halkan idin kugu soo gudbineynaa Muxaadaro uu soo jeedinayo Sheekh Abubakar Xoosh oo ku saabsan sheekooyin (Qisooyin) murugo leh.,, Haddaba Halkan ka daawo.
Latest News
Guddiga Qaran ee xakameynta laba-kacleynta Covid19 oo shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Muqdisho
Guddiga Qaran ee xakameynta laba-kacleynta Covid19 oo shir jaraa’id ku qabtay xarunta Wasaaradda Warfaafinta ayaa markale ku celiyay muhiimada ay leeyahay in...
Ciidanka Xoogga dalka oo fuliyay howlgal qorsheysan oo lagu laayay Al-Shabaab
Ciidamada Xoogga dalka oo howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaano ka tirsan gobolka Shabeellaha hoose ayaa waxay ku dileen maleeshiyada Al-Shabaab, kuwaas oo...
Beesha Caalamka oo dadaal ugu jirta isu keenida DFS iyo Dowlad Goboleedyada
Beesha Caalamka ayaa dadaal ugu jirta sidii ay isugu imaan lahaayeen dowladda Federaalka iyo dowlad Goboleedyada, kaddib markii ay ku guuldareysteen...
Wafdiga DF uga qeyb galaya dacwada Badda oo saaka u ambabaxay Heague
Wefdi ka socda dowladda Soomaaliya kuwaasoo oo ka qeyb galaya dhageysiga dacwada badda ee Somalia iyo Kenya ee taalla Maxkamada ICJ ayaa...
Deni & Axmed Madoobe oo Muqdisho imanaya iyo shirkii wadatashiga oo furmaya
Madaxda Maamul goboleedyada Soomaaliya ayaa lagu wadaa iney 72ka saacadood ee soo socda soo gaaraan magaalada Muqdisho caasimada Somalia si loo sii...
Saraakiisha Somaalida oo ka walaacsan go’aanka Biden
Soomaaliya ayaa si sii kordheysa uga walaacsan jiheyn cusub oo ka timid maamulka madaxweyne Biden ee Mareykanka, taasi oo ku aadan isticmaalka...