War deg deg ah:GalMudug oo la wareegtey deegaanka Camaara

0
1434

galmudugWararka laga helayo deegaanka Camaara ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan maamulka Galmudug ay maanta  la wareegeen deegaankaasi.

Wararka ayaa sheegaya in dagaal yahanada Alshabaab lagala wareegey deegaankaasi.

Waxaa deegaanka lagu arkayay ciidamadda maamulka galmudug iyada oo la sheegay in dagaalamayaashii Al shabaab ay u dhaqaaqeen dhankaa iyo degmadda Xarardheere.

Sargaal ka tirsan ciidamadda maamulka galmudug ayaa radio dalsan u xaqiijiyay in deegaankaasi ay kala wareegeen Al shabaab.

      War-Axmed-Csalaan-Khaliif