Xeer ilaaliyaha Qaran Axmed Cali Daahir ayaa ayaa xusay in qof walba oo muwaadin soomaaliyeed ah ay waajib ku tahay bixinta Canshurta qaranka nooceey rabtaba ha ahaatee maadaama ay bixinta canshuurta ku xeran tahay jiritaanka qaranimda Soomaaliya.
Geesta kale Xeer ilaaliyaha ayaa tilmaamay hadii la bixin waayo Canshuurta in ay ka dhalaneyso ciqaab aan aheyn ganaax, wuxuuna sheegay in ciqaabtaasi ay isugu jirto xabsi daa,in iyo dil isagoona u sababeeyey qofka aan bixin canshuurta in uu yahay qof qiyaamay wadanka